Baydhabo: Waxay Nolosheeda inta ugu badan ku bixisay badbaadinta hooyada iyo dhallaanka (Dhegayso)

Baydhabo: Waxay Nolosheeda inta ugu badan ku bixisay badbaadinta hooyada iyo dhallaanka (Dhegayso)

Baydhabo: Dr. Muumino waa haweenay Umuliso ah, waxay nolosheeda inta ugu badan ku bixisay badbaadinta hooyada iyo dhallaanka, 40 sano ayay umuliso ahayd iyadoo usoo joogtey marxalado kala duwan, Dr. Muumino waxay ku nooshahay magaalada Baydhaba ee koonfur Balbeed Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com