Baydhabo: Madaxweyne Deni oo booqday goobo taarikhi ah (Sawiro)

HomeWararka

Baydhabo: Madaxweyne Deni oo booqday goobo taarikhi ah (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaree

Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Doorka haweenka ku leeyihiin hannaanka siyaasadda doorashada 2019 oo laga hadlay (dhegayso)
Taliyaha Ciidanka Jabuuti oo Maanta Gaaray Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta booqday deegaanka Maanyafuulka Baydhabo gaar ahaan beerta Cali Marguus, Dhismaha Madaxtooyadii hore ee Baydhabo iyo Biya-dhaca loo dalxiistago ee Gerbooda Baydhabo.

Madaxweynaha Puntland ayaa maalmahan si joogi doona Magaaladda Baydhabo ee Xarunta gobalka Baay,isago ka qayb gali doona kulamo kala duwan.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: