Doorka haweenka ku leeyihiin hannaanka siyaasadda doorashada 2019 oo laga hadlay (dhegayso)

Doorka haweenka ku leeyihiin hannaanka siyaasadda doorashada 2019 oo laga hadlay (dhegayso)

Wasaaradda Haweenka iyo Arimaha qoyska Puntland ayaa Garoowe ku qabatay kulan wada-tashi ah oo looga hadlayay doorka haweenka ee ku aadan ka qeyb galka siyaasada ee Puntland iyo hanaanka doorashada 2019.

Wasiirka wasaaradda haweenka Puntland ,xubno kamid ah haweenka doonaya ka mid noqoshada siyaasadda Puntland,iyo waxgarad ayaa madasha ku sugnaa ,waxaana muddo ku dhow 5 saacaddood kulankaasi socday lagu lafa guray sidda ay la tahay in xalka lagun heli karo.

Wariye Axmed Sheekeeye oo goob joog ka ahaa kulankaasi ayaa warbixintaan ka diyaariyay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com