Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Qadarinta ka dhexaysa waalidka iyo ubadka  (dhegayso)

HomeWararka

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Qadarinta ka dhexaysa waalidka iyo ubadka (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Muqdisho lagu soo gabagabeyeey Shirkii Wasiiradda Arrimaha dibadda (Sawiro)
Ramoole: ” Xasan sheekh wuxuu waddo ma ahaa mid ay u joojinayso Dowladda Puntland”
Baydhabo: Dowladda oo Roobow ka saartay liiska Musharaxiinta doorashada Koonfur Galbeed

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamjka waxa uu ku saabsan yahay  Qadarinta ka dhexaysa waalidka iyo ubadka iyo sababaha keena in waalidku aysan ka war qabin intabadan ubadkooda waxa ay ku maqan yihiin iskuulka iyo dugsiga ka dib?

barnaamijka waxaa soo saaray wariye Xasan Heykal, waxaana soo jeedinaysa Hodan Sulub Diini oo Gaalkacyo ku sugan .
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: