Barlamaanka soomaaliya oo la horkeenay Mooshinka wax ka bedelka kaabiska Dastuurka KMG ah

Barlamaanka soomaaliya oo la horkeenay Mooshinka wax ka bedelka kaabiska Dastuurka KMG ah

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshiroow ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee Kalfadhiga 3-aad oo ay soo xaadireen 143 Xildhibaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com