Barlamaanka Puntland oo kala diray Guddigii Hay’adda Shaqaalaha Rayidka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Barlamaanka Puntland oo kala diray Guddigii Hay’adda Shaqaalaha Rayidka Puntland (dhegayso)

Baarlamanka Puntland aya amanata si rasmi ah u kala diray gudigii Hay.ada shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo shacabka iyo dadka shaqo raadiska ah ay

Warka Caweysin iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (daawo)

Baarlamanka Puntland aya amanata si rasmi ah u kala diray gudigii Hay.ada shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo shacabka iyo dadka shaqo raadiska ah ay uga cabanayeen mudooyinkiiu danbeeeyay gaar ahaan dadkii codsaday shaqooyiin uu Bangiga Aduunku soodhajiyay oo loo qaadanayay Hay.adaha kala duwan ee dawlada.

Baarlamaka ayaa sabab uga dhigay kal diristana inysan Hay.adu lahayba wax xeer ah ooo ay ku shaqeyso taasna y keentay inay ku kacaan musuq maasuqiyo falal ka baxsan Anshaxa shaqaaleysiinta shaqaalaha dawada iyo kuwa rayidka ah ahba.

Warbixintan Garoowe waxaa kaso diray Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: