Barlamaanka Puntland oo kala diray Guddigii Hay’adda Shaqaalaha Rayidka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Barlamaanka Puntland oo kala diray Guddigii Hay’adda Shaqaalaha Rayidka Puntland (dhegayso)

Baarlamanka Puntland aya amanata si rasmi ah u kala diray gudigii Hay.ada shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo shacabka iyo dadka shaqo raadiska ah ay

QM oo ka hadashay dadkii sida qasabka ahayd looga soo barakiciyay Laascaanood
LAASCAANOOD: Jiif Caaqil Cabdullaahi oo ka hadlay halgankii la soo maray & arrrimo kale oo xasaasi ah
Hanka iyo Howlgalka Hogaamiyaha Soomaaliga (Qormo)

Baarlamanka Puntland aya amanata si rasmi ah u kala diray gudigii Hay.ada shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo shacabka iyo dadka shaqo raadiska ah ay uga cabanayeen mudooyinkiiu danbeeeyay gaar ahaan dadkii codsaday shaqooyiin uu Bangiga Aduunku soodhajiyay oo loo qaadanayay Hay.adaha kala duwan ee dawlada.

Baarlamaka ayaa sabab uga dhigay kal diristana inysan Hay.adu lahayba wax xeer ah ooo ay ku shaqeyso taasna y keentay inay ku kacaan musuq maasuqiyo falal ka baxsan Anshaxa shaqaaleysiinta shaqaalaha dawada iyo kuwa rayidka ah ahba.

Warbixintan Garoowe waxaa kaso diray Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: