Baarlamanka Puntland oo soo saaray go’aamo cusub oo ku saabsan Tukaraq (Dawo)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Baarlamanka Puntland oo soo saaray go’aamo cusub oo ku saabsan Tukaraq (Dawo)

Baarlamanka dowladda Puntland oo kulanka ku yeeshay xaruntooda magaalada Garoowe ayaa si buuxda u taageeeray go’aankii xukuudda Puntland ay ka qaadata

Maxaa sababay in Abwaan Cabdirashiid uu helo 5 cod oo kaliya? (dhegayso | daawo)
Khudbaddii Salaadda Jimcaha Musharrax Cali Xaaji Warsame ee Degmada Waaciye oo uu afka Carabiga ku jeedinayo (dhegayso)
Dayaca Xasan Sheekh, dagaalka Laascaanood iyo ilaalinta dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Baarlamanka dowladda Puntland oo kulanka ku yeeshay xaruntooda magaalada Garoowe ayaa si buuxda u taageeeray go’aankii xukuudda Puntland ay ka qaadatay duullaanka Somaliland, kuna qabsatay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool, awalna ugu haysatey magaalada Laascaanood.

War-saxaafadeed uu ku saxiixanyahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayey Guddigu ku taageereen qorshaha Xukuumadda ee ah in Puntland ay difaacato degaannadeeda oo ay ka mid tahay Tukaraq.

hoos ka akhriso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: