Barbaarinta Carruurta iyo Madarasada Daaru-culuum Qardho (dhegayso)

Barbaarinta Carruurta iyo Madarasada Daaru-culuum Qardho (dhegayso)

Madarasada Daaru-culuum waxa ay kamid ah xarumaha quraanka ugu waaweyn ee magaalada Qardho, waxaana sanad walba ka dhammeeya quraanka iyo casharada diiniga ah arday badan, Maxamuud Cabdirisaaq ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Qaabkaan aad warka usoo gudbinaysaan ee dhagaysada ah kuma qancin. Waxaan jeclaan lahaa inaa ubadashaan sawiro iyo maqaal akhris ah oo is wata. Mahadsanidiin.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com