Barbaarinta Carruurta iyo Madarasada Daaru-culuum Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Barbaarinta Carruurta iyo Madarasada Daaru-culuum Qardho (dhegayso)

Madarasada Daaru-culuum waxa ay kamid ah xarumaha quraanka ugu waaweyn ee magaalada Qardho, waxaana sanad walba ka dhammeeya quraanka iyo casharada diiniga ah arday badan, Maxamuud Cabdirisaaq ayaa warbixintaan ka diyaariyey. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59786e35030100950fff3049/Warbixinta+daaro+culuum+sax.mp3

Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday Magacyada Xildhibaanada Cusub
Wasiirada Arimaha Dibadda Kenya iyo Soomaaliya oo ka arinsaday xiisadda Beledxaawo (sawiro)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Madarasada Daaru-culuum waxa ay kamid ah xarumaha quraanka ugu waaweyn ee magaalada Qardho, waxaana sanad walba ka dhammeeya quraanka iyo casharada diiniga ah arday badan, Maxamuud Cabdirisaaq ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Qaabkaan aad warka usoo gudbinaysaan ee dhagaysada ah kuma qancin. Waxaan jeclaan lahaa inaa ubadashaan sawiro iyo maqaal akhris ah oo is wata. Mahadsanidiin.

DISQUS: 0