Barakacayshaa Bosaaso oo ay isgu darsantay nolol xumo iyo amaan daro (dhegayso)

Barakacayshaa Bosaaso oo ay isgu darsantay nolol xumo iyo amaan daro (dhegayso)

Uguyaraan 770 qoys oo isgun jira Barakacayaal horay ugu noolaa duleedka bari ee magaalada Bosaaso  iyo qaar kale oo ka soo bara kacay dowladd deegaanka Itoobiya ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo soo wajahday .
Dadkan ayaa mudo dhowr sano ah helin gar gaarkii ay bixin jireen Hay,adaha caalamiga ah .
Barakacayaasha  ku nool kaamkan ayaa sidookale waxa ay qaati ka taagan yihiin rag ku hubaysan dirayska Ciidamada dowladda  oo habeenkii falal amni daro ka gaysta kaamka  gudihiisa .
Hadaba Baashe Yuusuf Xirsi waa Gudoomiyaha kaamka Banaadir (A) ee Bariga magaalada Bosaaso , wariye Xasan Heykal ayuu arimahaasi oo dhan uga waramay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com