Bangiga Amal oo Maalgalinaya Haweenka Magaaladda Cabudwaaq (dhegayso)

Bangiga Amal oo Maalgalinaya Haweenka Magaaladda Cabudwaaq (dhegayso)

Bangiga Amal Bank ayaa 30 Haween ah oo ku nool magaaladda Caabudwaaq u qeybisay lacag ay ganacsi ku sameystaan oo taas oo deyn ahaan loo siyeey ayna bixin donaan lacagta la siyeey markay fa’iido ka kenaan.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan magaaladda Caabudwaaq
inooga soodiray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com