Bandhigga Carwadda Bugaagta oo Muqdisho lagu soo Gabagabeyeey (dhegayso)

Bandhigga Carwadda Bugaagta oo Muqdisho lagu soo Gabagabeyeey (dhegayso)

Muqdisho dhawaan waxaa lagu soo gaba gabeeyay badhiga buugaag ay qoreen dhaliyada da,a yar ee wax ka qortay afka iyo dhaqanka soomaaliyeed .

dhinacakale waxaa jiray kulan kusaabsanaa waxyi galinta dhainyarada ee ka hortaga falalka lidiga ku ah amniga kaas oo lagu qabtay beerta nabada ee magaalada muqdisho.

Hadaba Qoraa dayax axmed ilay waxa ay kamidtahay dhalinyarii halkaasi kusoo badhigtay buugaagtii ay ka qoreen afka iyo dhaqanka somaaliga .

Xasan Heykal ayaa Waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com