Banaanbax looga soo horjeedo dilka wil soomaali ah oo ka socda Maraykanka

HomeWararka

Banaanbax looga soo horjeedo dilka wil soomaali ah oo ka socda Maraykanka

Soomaali iyo dad kale oo badan ayaa waxa ay isugu soo baxeen magaalada Minneapolis ee gobolka Minnessota halkaas oo ay ku muujinayeen sida ay uga xun

Madaxweynaha DDS oo socdaal ku maraya degaanado dhowr ah (Sawiro)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xasan Sheekh oo booqday dhawacyadii Wisil

Soomaali iyo dad kale oo badan ayaa waxa ay isugu soo baxeen magaalada Minneapolis ee gobolka Minnessota halkaas oo ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihin wiil Soomaali ah oo magaaladaas ay boolisku ku toogteen.

Dadka isu soo baxay ayaa dalbanayay in qoyska Doolaal Ciid ay cadaalad helaan, iyo in mustaqbalka aanay middaas oo kale soo laaban.

Waxa ay sheegeen in carruurtooda ay u cabsanayaan, sidaas daraadeedna aanay ka tagayn waddooyinka illaa wax laga qabto dilka Doolaal.

Dilka loo geystay Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa saameynta uu reebay aad looga dareemay Magaalada Minneapolis, waxaana dadka Maalintii saddexaad ay dhigayaan banaanbax ay uga soo horjeedaan dilkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: