Badhan: Xuska todobaadka dhiraynta Puntland oo lagu qabtay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag

Badhan: Xuska todobaadka dhiraynta Puntland oo lagu qabtay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag

Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa lagu qabtay munaasibad lagu xusayey todobaadka dhiraynta ee deegaanada Puntland oo sanad walba laga xuso deegaanada Puntland, Wasaarada deegaanka, beeraha iyo isbedelka cimiladda ee Puntland ayaa soo qaban qaabisay xuska maalintan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XUSKA TODOBAADKA DHIRAYNTA EE PUNTLAND 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com