BADHAN: WASIIRKA AMNIGA PUNTLAND OO DHAGAXDHIGAY XARUNTA MAXKAMADA EE BADHAN (daawo)

BADHAN: WASIIRKA AMNIGA PUNTLAND OO DHAGAXDHIGAY XARUNTA MAXKAMADA EE BADHAN (daawo)

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan ayaa Badhan ka Dhagaxdhigay xarunta maxkamada Darajada 1aad ee gobolka Sanaag.

waxa uu Wasiirku ka codsaday dadka kale ee gacanta ku haya guryaha dowladda iney si sharafleh ay dowladda ugu soo wareejiyaan.

wariye Jaamac Qooryare ayaa soo jeedinaya warbixintan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com