BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 5aad)

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 5aad)

BADBAADI NAFTAADA oo ka qaybqaado barnaamijka BADBAADO | Qaybaha hore ee barnaamijka waxaan uga hadlaynaa safmarka COVID-19 & sida bulshadu ugu baraarugsan yihiin hadda.

Qaybaha danbe ee barnaamijkana waa dood ku saabsan dowrka dhalinyarada ee siyaasada, xili Soomaaliya ay galayso doorasho.

Ka qaybqaado barnaamijyada BADBAADO ee Radio Daljir oo aragtidaada noogu reeb qaybta farriimaha ee bogga Radio Daljir Facebook ama cod & qoraal noogu reeb whatsApp-ka lambarkiisu yahay +252-90-506-8163, soo bandhig codkaaga oo ka dhexmuuqo dhamaan barnaamijyada Radio Daljir.

Wariye Xasan Heykal ayaa soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com