badbaadinta Hantida saaran dooni kuso Caariday Boosaaso oo meel wanaagsan maraysa (dhegayso)

badbaadinta Hantida saaran dooni kuso Caariday Boosaaso oo meel wanaagsan maraysa (dhegayso)

Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari waxaa kasocda Gurmad xoogan oo lagu badbaadinayo hanti saaran dooni ganacsi oo Boosaaso kuso caariday ,taas oo u rarnayd Ganacsato Reer Puntland ah ,haddana waxaa Rajjo wanaagsan laga qaba in hantidas la badbaadiyo.

wariye Xasan heykal ayaa warbixintan inoo diyaariyaay

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com