Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey miisaaniyadda 2024

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey miisaaniyadda 2024

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si deg deg ah ku ansixiyey Miisaaniyadda 2024 kadib markii loo sameeyey Mushaarkoosii loogu kordhiyey $1,500.

maanta oo ahayd akhrinta labaad ee Miisaaniyadda ayaa xubno ka tirsan labada gole waxay keeneen mooshin ah in labada akhris maanta laga dhigo lana ansixiyo miisaaniyadda taas oo ahayd qorshe xukuumaddu kasoo sahqaysay.

Xildhibaannada ayaa ogolaaday in labada akhris hal mar laga fhigo wayna ansixiyeen Miisaaniyaddi.

baarlamaanka oo xusul duub ugu jiray in loo kordhiyo mushaarka ayaa arrintaas ku guuleystay taasa yaana keentay inay deg deg ku ansixiyaan miisaaniyadda 2024

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com