Baarlamaanka Puntland oo soo jeediyay in Puntland ay Soomaaliland ku darto liiska Argagixisada (Waraysi)

Baarlamaanka Puntland oo soo jeediyay in Puntland ay Soomaaliland  ku darto liiska Argagixisada (Waraysi)

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa kulankoodii maanta Kalfadhigii 49aad ayaa soo jeediyey in Puntland liiska argagixisada ku darto Somaliland.
Mudane yaasha soo jeedin sameeyey ayaa ka soo jeeda gobolka Cayn, waxayna ku eedeen Somaliland in ay Al-Shabaab ku abuurtay buuraleyda gobollada Sanaag iyo Bari, sidoo kalena ay gobolka Sool ka barakicisey dad aan waxba galabsan.

Hadaba Xildhibaan Xariir Guutaale oo kamida Xildhibaanadaii soo jediyay qodobkan ayaa Daljir u waramaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com