HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, Mar 20, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Bossaso. Sodomeeyo qof oo ku dhimatay dagaal ku dhex maray Dhuusamareeb Al-shabaab & Ahlu-sunna; M/weyne Faroole oo furay wada-xaajood 2 ardaa oo muran-dhuleed hore ugu dhex maray Rako Raaxo, Bari; Shire, wasiirka xanaada xoolaha oo ka warramay sayalado xooleed oo laga hirgalinayo Puntland; Gaashaan, wasiiru dawlaha maamul wanaaga Puntalnd oo ka xog warramay dhismaha golayaasha deegaanka ee gobollada.

Caption ...

“Waxaad qarsato waa ku qarsadaan” Dr. Dhagawayne, agaasimaha PAC oo baaq u diray dadka la nool HIV-AIDS.
Baahin: Isniin, 23 Dec 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe
Al-shabaab oo Gacanta ku dhigtay Diyaarad nooca wax basaasa ah oo ku soo dhacday Buurhakaba

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: