HomeUncategorized

Baahin: Isniin, 23 Dec 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe

Wasiiru-dawlaha caafimaadka dawladda Puntlnad Ducaale oo si rasmi ah ugu dhawaaqay musharaxnimadiisa xilka M/kuxiggeenka dawladda Puntland, Munaasabad lagu taageerayo Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka dhacday degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, Shariif Xassan Shiikh Aadan oo siyaasadiisa ku aadan shirka Baydhabo ku taageeray in lagu saleeyo rabitaanka dawladda uu hoggaamiyo Xassan Shiikh Maxamuud, Madaxwaynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud oo sheegay in dawladdiisu ay awood-buuxda u leedahay shacbiga inay kala-soo dhexbaxdo kooxaha nabad-diidka ah ee ku-dhexdhuumanaya.

Federaalka iyo Somaliland oo Mar kale wada-hadlaya
Hay?adda xuquuqda Aadanaha oo bogaadin iyo cambaareyn is huwan u dirtay Al-shabaab.
(Dhagayso) Siyaasi Maxamed Cabdinuur Xirsi oo xaaraan ku tilmaamay qorshaha isla-xisaabtanka xukuumadda Puntland

Wasiiru-dawlaha caafimaadka dawladda Puntlnad Ducaale oo si rasmi ah ugu dhawaaqay musharaxnimadiisa xilka M/kuxiggeenka dawladda Puntland, Munaasabad lagu taageerayo Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka dhacday degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, Shariif Xassan Shiikh Aadan oo siyaasadiisa ku aadan shirka Baydhabo ku taageeray in lagu saleeyo rabitaanka dawladda uu hoggaamiyo Xassan Shiikh Maxamuud, Madaxwaynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud oo sheegay in dawladdiisu ay awood-buuxda u leedahay shacbiga inay kala-soo dhexbaxdo kooxaha nabad-diidka ah ee ku-dhexdhuumanaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: