Baahin: Salaasa, Jun 21, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso.
Xukuumada Puntland oo wax lagu xumaado ku tilmaantay dad rayad ah oo lagu dilay Kob-dhexaad;
Issimada Puntland oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaada aargoosiga ah ee gobolka Bari;
Prof. Juriile oo aan ka waraysanay magacaabida R/wasaaraha cusub ee dawlada federaalka ah;
7 qof oo ku dhimatay, 14 kale oo ku dhaawacantay qarax ka dhacay Muqdisho.
FAALLOOYIN & FALCELIN