Baahin: Salaasa, Jul 12, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Mudanayaasha baarlamaanka Puntland oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 7 xubnood oo ka mid ah Guddiga Doorashada; Wafti uu hogaaminayo Amb. Mahiga oo soo gaaray Muqdisho, kulamana la yeeshay madaxda dawlada federaalka ah; Guddiga gurmadka & abaaraha ee xukuumada R/wasaare Gaas oo ka warbixiyey la-kulamdoodii intii la magacaabay kadib; Maamulka gobolka Banaadir oo bilaabay dib-u-dejinta barakacayaasha & u gargaaridda dadka danyarta ah.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0