Baahin: Salaasa, 10 Dec 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi ~ Daljir ~ Garowe

Madaxweyne Faroole oo sheegay in doorashadu ku dhacayso si nabadgelyo ah, 15 kun oo neef oo loo qaybinayo lix boqol oo qoys kuwaasoo dhibaato kasoo gaadhey duufaantii Puntland, ku dhowaad 300 oo bom oo lagu qabtay Kismaayo, siyaasiyiin walaac ka muujiyey khilaafka gudiga xulista Baarlamaanka, maalinta Xuquuqda aadanaha oo dunida laga xusay, 40 Xildhibaan oo tegey Baydhabo?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com