Baahin: Sabti, 9 Nov 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Puntland oo ka digtey roobab dabaylo wata oo kusoo wajahan qaar kamid ah goboladda Puntland, Puntland oo Al-shabaab ku eedeysey weerar xalay loo geystey saldhiga Boosaaso, Prof Cabdiweli M Cali Gaas oo Galkacyo lagu soo dhoweeyey, Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo soo xiray shir kusaabsan Caafimaadka Soomaaliya, Puntland oo beenisay inay ka qaybgashay shirka Caafimaadka ee Muqdisho, ?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com