HomeUncategorized

Baahin: Khamiis, Mar 01, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Gobolka Gedo oo ay dagaallo xoogani ka socdaan & tobaneeyo saraakiil oo ka tirsan Al-shabaab oo la laayey; Golis oo iclaamisay qiime dhimis adeegga taleefanada ee gudaha Somaliya; Waftiga dawlada federaalka ee ku sugan Baydhabo oo ka xog warramay la-kumadoodii gobolka; Qurbajoogta Puntland ee Europe oo sheegay in ay wadaan qorshe taageero ee horumarinta magaalooyinka.

Caption ...

Federaalku waa Qaab Xukun Islaami ah.
Kismaayo: Qarax ka dhacay Xafiiska arimaha Bulshadda (Dhegayso)
Xaaladda macaluusha oo ka sii daraysa iyo WFP oo ka hadashay caqabadda ay hor dhigtay Al-shabaab.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: