Site icon Radio Daljir

Baahin: Khamiis, Mar 01, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Gobolka Gedo oo ay dagaallo xoogani ka socdaan & tobaneeyo saraakiil oo ka tirsan Al-shabaab oo la laayey; Golis oo iclaamisay qiime dhimis adeegga taleefanada ee gudaha Somaliya; Waftiga dawlada federaalka ee ku sugan Baydhabo oo ka xog warramay la-kumadoodii gobolka; Qurbajoogta Puntland ee Europe oo sheegay in ay wadaan qorshe taageero ee horumarinta magaalooyinka.

http://daljir.com/

Exit mobile version