Baahin: Axad, 15 Dec 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Madaxweynaha Puntland Burcad- Badeed iyo shabaab ku tilmaamay ilaalada musharaiinta, Musharaxiinta oo cambaareeyey eedaynta Faroole, Suldaan Garaase oo sheegay in Isimada shir uga furmayo Garoowe, maamulka gobolka Nugaal oo sheegay inaan in aan la ogolaan doonin hub suuqa lagu dhex wato, Somaliland oo ka hadashay Suxufiyiin la xiray, dad ku dhintay qarax ka dhacay Nairobi, Nelson Mandela oo la aasay & arimo kale

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com