Axmed Karaash oo guddi u magacaabay xaaladda ka dhalatay duufaanta GATI

HomeWararka

Axmed Karaash oo guddi u magacaabay xaaladda ka dhalatay duufaanta GATI

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan karaash, ayaa guddi u magacaabay xaaladda ka dhalatay

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay Muranka dhulka (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | XASAN BAASHE | GAROWE 22-AUGUST-2022

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan karaash, ayaa guddi u magacaabay xaaladda ka dhalatay duufaanta GATI ee ku dhufatay qaar ka mid ah Gobolada Puntland.

Guddiga oo ka kooban 11xubnood, waxay kala yihiin:-
1- Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, Wasiirka, Wasaaradda Arimaha Gudaha, Faderaalka iyo Dimuqraadiyeynta ( Guddoomiye).
2- Axmed Maxamed Yuusuf Taaraan, Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha. (Xubin).
3- Eng, Maxamuud Xaaji Saalax, Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda (Xubin).
4- Cabdiqafaar Cilmi Xaange, Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah (Xubin).
5- Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska (Xubin).
6-Dr, Jaamac Faarax Xasan, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka (Xubin).
7- Axmed Bashiir Muuse, Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta (Xubin).
8- Cabdirashiid Cali Geelle, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbadalka Cimilada (Xubin).
9- Siciid Cismaan Aadan, Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha (Xubin).
10- Maxamed Cabdirashiid Cali Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada (Xubin).
11- Cabdullaahi Cabdiraxmaan Axmed, Maareeyaha Guud ee Hay’ada HADMA (Xoghayn)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: