Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay Muranka dhulka (dhegayso)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay Muranka dhulka (dhegayso)

Is qab-qabsi la xiriira dhulalka Danda guud ayaa kusoo kordhaye Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, waxaana marar badan Magaaladaas ka dhacay isku dhacyada ay ka qeyb Qaataan Ciidamada.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in maanta wixii ka dambeeyo uu maamulka Jubbaland la wareegayo Dhulalka Danda guud ah ee ay Dadka isku dagaalaan.

Axmed Madoobe ayaa digniin u diray Ciidamada Maamulka ee ka qeyb galay Dagaaladaas, waxa uuna sheegay in tallaabo laga qaadi doono askarigii ka qeyb galay isku dhacyada dhulalka la isku heysto la xiriira.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com