Author: Xasan

1 48 49 50 51 52 509 600 / 6107 POSTS
Nabadoon lagu dilay Muqdisho

Nabadoon lagu dilay Muqdisho

Rag hubeysan ayaa waxa ay xalay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ku dileen Nabadoon Caan ah oo lagu magacaabo Maxamed Xasan. Allaha u naxariis [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaso, waxaan [...]
Xaalada DR. Nadia, Dhaqtaradii dabaqa iska soo tuurtay (Waraysi)

Xaalada DR. Nadia, Dhaqtaradii dabaqa iska soo tuurtay (Waraysi)

Wareysi gaar ah oo aan la yeelaney Maareeyaha Guud ee Isbitaalka Qaran Mudane Cabdirisaaq Macallin Ibrahim oo uu kaga hadlayo arrimo badan oo ay kamid [...]
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. Fadlan nala qayb [...]
Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay muddo kordhinta QM ee cunaqabataynta hubka

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay muddo kordhinta QM ee cunaqabataynta hubka

Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Abuukar Daahir Cismaan Abuukar Baalle, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya awood buuxda loo siiyay in hub wa [...]
Rooble & Qoorqoor oo Dhuusamareeb kula kulmay Guddiyada Doorashada

Rooble & Qoorqoor oo Dhuusamareeb kula kulmay Guddiyada Doorashada

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan la yeeshay Guddiyada Doorashooyink [...]
Qoondada haweenka ee Kuraasta Aqalka Hoose oo la shaaciyay

Qoondada haweenka ee Kuraasta Aqalka Hoose oo la shaaciyay

Guddiga Xaqiijinta qoondada haweenka ee Doorashada Gollaha Shacabka ayaa soosaaray maanta tirada haweenka ee laga rabo dowlad goboleedyada. [...]
QARDHO OO LAGA DAAHFURAY OLOLAHA CUDURKA DUUMADA (daawo)

QARDHO OO LAGA DAAHFURAY OLOLAHA CUDURKA DUUMADA (daawo)

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa Magaalada Qardho kadaah-furtey ololaha ka hortaga cudubka Duumada. Sidoo kale Maamulka Degmada ayaa Bulsho Weynt [...]
Wasiirka Maaliyadda Galmudug: “Waxaa dhawaan bilaaban doona mashaariic horumarineed” (daawo)

Wasiirka Maaliyadda Galmudug: “Waxaa dhawaan bilaaban doona mashaariic horumarineed” (daawo)

Wasiirka Maaliyadda Galmudug Farhan Ali Mohamud ayaa sheegay in isku filnaasha ayuu gaaray maamulka laga dhisay Gaalkacyo wuxuuna sheegay in dhawaan a [...]
Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Gaalkacyo idinkaga so [...]
FAAHFAAHIN: Tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Magaalada Kampala (Warbixin)

FAAHFAAHIN: Tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Magaalada Kampala (Warbixin)

Labo qarax oo xooggan ayaa ka dhacay maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda,kuwaas oo ay ka dhasheen khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo arbaco ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxm [...]
1 48 49 50 51 52 509 600 / 6107 POSTS