Author: Xasan
-
Midowga Musharaxiinta oo saluugay habka uu Rooble u wado Doorashada dalka
Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa walaac xoog leh ka muujiyay dib u dhaca isdaba-joogga ah, daahfurnaan la’aanta iyo daaha ula kaca ah ee doorashooyinka. Golohu wuxuu dadaal xooggan ku bixiyey in uusan muddo kororsi dalka ka hirgelin, wuxuuna weli u taaganyahay in uu hor istaago muddo kororsi dadban iyo doorasho boob ah, taasoo baalmarsan dastuurka dalka,…
-
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Xassan Heykal.
-
“Maxamed waa nin nabadaan aan ku naaloonayno qayb kasoo qaatay” (daawo)
“Maxamed waa nin nabadaan aan ku naaloonayno qayb kasoo qaatay waa nin soo halgamey mana jiro qof ka mudan inuu noqdo Xildhibaan,” ayay tiri Caasha Cali Bashiir oo katirsan baarlamaanka Jubbaland oo taageertay musharax Xildhibaan aqalka hoose Mohamed Ahmed Ilkacase
-
Sare ukac dhanka maciishada oo laga dareemayoh suuqyadda Gaalkacyo | Warbixin)
Sare ukac dhanka maciishada oo laga dareemayoh suuqyadda Gaalkacyo | warbixin Nimca Maxamed Nuur
-
Guddiga doorashooyinka oo ku baaqay in si deg deg ah loo soo xulo Ergooyinka doorashada Golaha Shacabka (daawo)
Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiina ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ay u soo gudbiyeen liiska Shan kursi oo doorashadooda ay ku qabanayaan Magaalooyinka Dhuusamareeb & Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug. Afhayeenka oo Shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay inay u diyaar garooban Beelaha leh iyo Dhaqankooda soo…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo arbaco ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani.
-
Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe | daawo | (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe kasoo jeedinaysa wariye Xasan Baashe. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.
-
Qoorqoor: “Galmudug Doorashada Golaha Shacabka wey bilaabaysaa” (daawo)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ku dhawaaqay in shan kursi ee ugu horeysay ee doorashada Golaha Shacabka maalmaha soo socda la qabanayo. Kulan casho sharaf ah oo xalay lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa kaga dhawaaqay Madaxweyne Qoor-qoor qabashada kuraasta ugu horeysa ee doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee Galmudug. “Galmudug Doorashada Golaha…
-
MARTISOOR – TAXANAHA 10AAD Aqoonyahan Shoortaaye: “Madaxweynuhu barnaamijkii uu bilaabay ee dadku amaanta ugu hayaan waa inuusan dhaawicin,” (daawo)
Sii socosha Dimuqraadiyeynta Puntland, Caqabado jira & Fursado muuqda, “Madaxweynuhu barnaamijkii uu bilaabay ee dadku amaanta ugu hayaan waa inuusan isagu dhaawac u geysan,” ayuu yiri Aqoonyahan Maxamed Cabdilaahi Xuseen Shoortaaye, Siyaasi & mid kamid ah Aasaasayaasha Urur Siyaasadeedka Runcad.
-
James Swan: “Doorashada Golaha Shacabka waa in si deg deg ah loo soo geba-gabeeyaa”
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan ayaa ku baaqay doorashada Golaha Wakiillada Shacabka ee Soomaaliya in la soo gabagabeeyo ka hor dhammaadka sanadkan. Wuxuuna sheegay inuu soo dhaweynayo kuraasta aqalka sare ee la dhameystiray oo 14 ka mid ah ay haween yihiin, iyo billaabashada doorashada golaha wakiillada…
-
Mid kamid ah Senatorada Aqalka Sare ee Galmudug oo iscasilay
Senator Yuusuf Geelle Ugaas ayaa iskacasilay kursigii Aqalka Sare ee dhawaan dib loogu doortay.
-
Xiliga la qaban doono doorashada 5kamid ah kuraasta Aqalka Hoose ee Galmudug oo la shaaciyay
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay 5-ta Kursi ee ugu horeysa kuraasta Aqalka Hoose oo la qabandoono maalmaha soo socda. HOP#043 HOP#054 HOP#104 HOP#067 HOP#026.