Author: Xasan

1 223 224 225 226 227 509 2700 / 6107 POSTS
Puntland oo ka jawaabtay qoraal kasoo baxay xalay  Villa Soomaaliya (Akhriso)

Puntland oo ka jawaabtay qoraal kasoo baxay xalay Villa Soomaaliya (Akhriso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in Puntland ay jawaab rasmi ah ka bixin doonto qoraal xalay saqdhexe kas [...]
BURTINLE: Dowladda Hoose oo qaati ka taagan Ariga iyo Dameeraha (dhegayso)

BURTINLE: Dowladda Hoose oo qaati ka taagan Ariga iyo Dameeraha (dhegayso)

Xoghayaha Dowladda Hoose ee degmada Burtinle Cawil Cabi Caagane oo nagu soo booqday Istuudiyha Daljir ee Burtinle ayaa sheegay in Dameeraha iyo Ariga [...]
WAR SAXAAFADEED: Jubbaland oo ka digtay colaad & ciidamada DFS ee lagu daabulayo Gedo

WAR SAXAAFADEED: Jubbaland oo ka digtay colaad & ciidamada DFS ee lagu daabulayo Gedo

War Saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa sidan u qornaa: Jubaland waxaa ka jirta xaalad abaarreed oo ba’an, dhalisayna khasaare balaaran oo [...]
Maxay ku waa bariisatay saaka Gaalkacyo? (Sawirro)

Maxay ku waa bariisatay saaka Gaalkacyo? (Sawirro)

WAAGA BARYEY BILICSAN AROORYO BAXSAN MAALIN BOQRAN | Jawiga saakay iyo Gaalkacyo |Abdinasir Jekey @DaljirGaalkacyo. Sawirro. [...]
Garoowe: Amniga Xaafadda Horseed oo laga Shiray (Warbixin)

Garoowe: Amniga Xaafadda Horseed oo laga Shiray (Warbixin)

Amniga xaafada Horseed ee magaalada Garoowe ayaa saraakiisha Booliska ee magaaladu kala shireen shacabka iyaga oo ka codsaday in lala shaqeeyo laamaha [...]
BADHAN: DHAGAXDHIG & DIB-U-HABAYN SALDHIGGA BOOLISKA (daawo)

BADHAN: DHAGAXDHIG & DIB-U-HABAYN SALDHIGGA BOOLISKA (daawo)

Dhismaha saldhiga bartamaha degmada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag waxaa Dhagaxdhigay maanta Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Gallan, waxaana dha [...]
Lixjir liqay fure labo biti ah oo lagu guulaystay in laga soo saaro (akhriso)

Lixjir liqay fure labo biti ah oo lagu guulaystay in laga soo saaro (akhriso)

Sida aad u jeedaan waxaa sawirka ka muuqda ilma yar oo lix bilood ( 6) jir ah oo llqay fure laba biti ah. Waxa furayaashu ayaa ku gufeysmay meesha loo [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. Hoos kaga bogo. https://so [...]
Dhegaysiga Dacwada Badda oo la soo gabagabeeyay (daawo)

Dhegaysiga Dacwada Badda oo la soo gabagabeeyay (daawo)

Maxkamadda Caaalamiga ee Caddaaladdu waxay maantay oo ay taariikhdu tahay 18/03/2021 u fadhiisatay dhagaysiga gabagabadda dacwadda Soomaaliya iyo Keny [...]
BADHAN: CIIDAMADA LIBSIDE EE DIFAACA PUNTLAND

BADHAN: CIIDAMADA LIBSIDE EE DIFAACA PUNTLAND

BADHAN: CIIDAMADA LIBSIDE OO KAMID NOQONAYA CIIDAMADA DIFAACA DAWLADDA PUNTLAND OO TABABAR LOO SOO XIRAY| CIIDAMADA LIBINSIDE AYAA MAANTA TABABAR LOOG [...]
DOOLOW: DEGMO DHISMAYSA & DEDAALO HORUMAR OO SOCDA (daawo)

DOOLOW: DEGMO DHISMAYSA & DEDAALO HORUMAR OO SOCDA (daawo)

DOOLOW: DEGMO DHISMAYSA & DEDAALO HORUMAR OO SOCDA | Doolow waa mid kamid ah todobada degmo ee gobolka Gedo, waana degmada keliya ee laba webi mar [...]
DOOLOW, DABEYLO & SAADAAL ROOB (daawo)

DOOLOW, DABEYLO & SAADAAL ROOB (daawo)

DOOLOW, DABEYLO & SAADAAL ROOB | Dabaylo boor wata oo ka kacay aagga Doolow iyo roobabkii Guga oo ka hooray qaybo kamida gobolka Gedo https://w [...]
1 223 224 225 226 227 509 2700 / 6107 POSTS