Author: admin

1 2 3 4 809 24 / 9708 POSTS
Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland ayaa looga hadlay, Amaanka, Firxadka Al-shabaab iyo Warbixinno.

Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland ayaa looga hadlay, Amaanka, Firxadka Al-shabaab iyo Warbixinno.

Shirkii khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada ee Garowe,waxaana shirka gudoominayeey Ma [...]
Dardargalinta xiriirka Ganacsi ee somalia iyo Pakistan oo la Xoojinayo (Sawiro)

Dardargalinta xiriirka Ganacsi ee somalia iyo Pakistan oo la Xoojinayo (Sawiro)

Masuuliyiinta safaarada Dowlada federaalka somalia oo ay hogaaminayso safiirad marwo khadija mohamed iyo uqaybsanaha ganacsiga iyo warshadaha somalia [...]
Magaaladda Qardho lagu qabtay Dhalashadda Nabigeena Muxamad NNKH (dhegayso)

Magaaladda Qardho lagu qabtay Dhalashadda Nabigeena Muxamad NNKH (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar ayaa maanta lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu xusayaay dhalashadda Subanaheena Muxumad NNKH ,iyado [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Khamiis ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdirax [...]
Ciidamadda Dowladda Somaaliya oo Howlgalo kasameyaay Shabeelaha Hoose (Sawiro)

Ciidamadda Dowladda Somaaliya oo Howlgalo kasameyaay Shabeelaha Hoose (Sawiro)

Xili shalay ciidamadda dowladdda somaaliya ay la wareegeen degaanka Baladul imaan ee gobalka shabeelaha hoose ayaa waxay maanta soo bandhigeen hub iyo [...]
Daawo-Wasiir Maryam Qaasin Oo Dirtay Farriin Qiira Badan Oo Ku Aadan Xaaladda Abaarta

Daawo-Wasiir Maryam Qaasin Oo Dirtay Farriin Qiira Badan Oo Ku Aadan Xaaladda Abaarta

Wasiirada cusub ee dhanka gargaarka Marwo Maryam Qaasim ayaa fariin qiiro leh la wadaagtay dadka Soomaaliyeed saacado kadib markii ay golaha wasiirada [...]
Shaqaalaha Madaxtooyada Puntland Oo Lacag Ku Wareejiyey Gudiga Gurmadka Abaaraha.

Shaqaalaha Madaxtooyada Puntland Oo Lacag Ku Wareejiyey Gudiga Gurmadka Abaaraha.

Qadar lacageed oo ay ka jareen mushaharkooda shaqaalaha Madaxtooyada Garoowe ayaa waxa ay Maanta 29, March, 2017 ku wareejiyeen xubin kamida gudiga ta [...]
Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka Jaamacadda Carabta.

Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka Jaamacadda Carabta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carrabta, a [...]
Madaxweyne Gaas Oo Qaabilay Safiirka Finland ee Soomaaliya.

Madaxweyne Gaas Oo Qaabilay Safiirka Finland ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti ay hogaminaysey Safiirka wad [...]
Sawirro-Saraakiil ciidan oo aas qaran loogu sameeyey Garoowe.

Sawirro-Saraakiil ciidan oo aas qaran loogu sameeyey Garoowe.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28, March 2017 ka qayb galay aas qaran oo lagu sameeyey magaalada Garoowe s [...]
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada iyo Axmed Maxamed Nadiif.

DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada iyo Axmed Maxamed Nadiif.

Buuhoodle, Mar 28 2017--Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta [...]
Saraakiil katirsanaa ciidanka Puntland oo shil gaari ku geeriyoodey iyo madaxweynaha oo ka hadlay.

Saraakiil katirsanaa ciidanka Puntland oo shil gaari ku geeriyoodey iyo madaxweynaha oo ka hadlay.

Garoowe, Mar 28 2017-Madaxweynaha dowladda Puntland Maxamed Cali Gaas ayaa si deg deg ah ugu tacsiyadeeyay Geeri Naxdin leh oo ku timid Seddax sargaal [...]
1 2 3 4 809 24 / 9708 POSTS