Ciidamadda Dowladda Somaaliya oo Howlgalo kasameyaay Shabeelaha Hoose (Sawiro)

Ciidamadda Dowladda Somaaliya oo Howlgalo kasameyaay Shabeelaha Hoose (Sawiro)

Xili shalay ciidamadda dowladdda somaaliya ay la wareegeen degaanka Baladul imaan ee gobalka shabeelaha hoose ayaa waxay maanta soo bandhigeen hub iyo qaraxyo .

Ciidamada Danab ee kumaandooska Somaaliya ayaa howlgalkan waxay ka sameyeen xafadaha degaankas ,waxayna kuso bandhigeen hub iyo qaraxyo ay kaso qabteen guryo ay daganayaan Cidamado katirsan Kooxda alshabaab ee dagaalka kula jirta dowladda somaaliya.

Daawo Sawiradda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com