Author: Lakiman

1 873 874 875 876 877 1,486 10500 / 17826 POSTS
Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya  J [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac [...]
Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, wax [...]
Wasaaradda Cadaalada Puntland oo sheegtay in berito tahay Maalinta kowaad ee Cidul Adxa (yDaawo)

Wasaaradda Cadaalada Puntland oo sheegtay in berito tahay Maalinta kowaad ee Cidul Adxa (yDaawo)

Wasiirka wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha diinta Puntland sheekh Xaamud oo shir jaraa'id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in maalinka berri ah ay tahay [...]
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakay [...]
Mid kamid ah Beelaha daga Puntland oo sheegay inay shareecada islaamka ku dhaqmayaan (Daawo)

Mid kamid ah Beelaha daga Puntland oo sheegay inay shareecada islaamka ku dhaqmayaan (Daawo)

Shir maalmahan uga socday degaanka qarxis kamid ah beelaha daga Puntland siiba karkaar ayaa sheegay in beeshu ay ku dhaqmayso shareecada Islaamka. [...]
Madaxweynaha DDS oo hambalyo u diray umadda islaamka ah

Madaxweynaha DDS oo hambalyo u diray umadda islaamka ah

Madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa dhamaan shacabka deegaanka soomaalida ee jooga dal iyo dibadba shacabka mu [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Saraakil ka tirsan Ciidanka AMISOM oo booqday xaruntay ka dhacayso doorashada Jubbaland (Daawo)

Saraakil ka tirsan Ciidanka AMISOM oo booqday xaruntay ka dhacayso doorashada Jubbaland (Daawo)

Saraakiill ka tirsan ciidamada Booliiska AMISOM oo ay wehelinayaan Booliska Jubbaland ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta ay ka dhaceyso doorashada m [...]
RW Abiy Ahmed oo hambalyo u diray dhamaan muslimiinta

RW Abiy Ahmed oo hambalyo u diray dhamaan muslimiinta

Ra'isulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed yaa muslimiinta wadanka la wadaagay hambalyada ciida Aladaxa oo Axada berri ah loo dabaaldagayo. Abiy Axmad yaa s [...]
1 873 874 875 876 877 1,486 10500 / 17826 POSTS