Author: Lakiman

  • Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo akhrinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Buuhoodle. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b117d75020100095eb45697/Warka+Habeen+_Khadar_Buuhoodle_1+June_2018.MP3

  • Odayaasha Buhoodle oo Camey ku wareejiyaay Ciidan iyo Hub (dhegayso)

    Odayaasha Buhoodle oo Camey ku wareejiyaay Ciidan iyo Hub (dhegayso)

    Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey Madaxweyne ku xigenka Dowladda Puntland oo booqasho kujooga magaaladda Buhoodle ee Xarunta gobalka Cayn ayaa maanta odayaasha iyo waxgaradka Magaaladdas kala wareegay Ciidamo gaaraya 135 Askari oo kamid ahaa Ciidamo ku sugnaa Buhoodle. Munaasabad kadhacday Gudaha Buhoodle waxaa ku sugnaa Cuqaasha iyo waxgaradka Gobalka Cayn ,kuwaas oo kajawabay durba hadalki…

  • MAANHADAL: Dagaalka Puntland iyo Somaliland & Xoreynta Gobalka Sool (dhegayso)

    MAANHADAL: Dagaalka Puntland iyo Somaliland & Xoreynta Gobalka Sool (dhegayso)

    Kulanti wacan dhegaystiyaal kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo maalin walba oo jimco ah aad kadhegaystaan Radio Daljir Somaaliya,todobaadkan Barnaamijka waxaan uga hadlayna Xiisada Tukaraq iyo xoreynta gobalka Sool. Barnaamijka Xarunta Daljir ee Boosaaso waxaa kaso jeedinaya Axmed sheekh Maxamed (Tallman) http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b111d2c0a0100ca679f547a/Maanhadal_Tallman_Bsso-01-Jun-2018.mp3

  • Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

    Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

    Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce  ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b1110cd020100ab51b41793/Warka%2CDuhurnimo%2CXuseenmadar%2C01%2CJune%2C2018+sax+.mp3

  • Camey ” Dagaalka Sool joogsan Maayo intaan la wareegayno degaano Somaliland ah ”(dhegayso)

    Camey ” Dagaalka Sool joogsan Maayo intaan la wareegayno degaano Somaliland ah ”(dhegayso)

    Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey oo booqasho ku jooga Magalada Buuhoodle ayaa shaaciyey ujeedka safarkiisa Magalada Buuhoodle,isaga oo sidoo kale ka hadlay dagaalka u dhaxeeya Puntland iyo Soomaaliland. “Anigu maanta markaan runta idiin sheego waxaan halkaan u nimid labo waa calaf iyo ciidan,reer buuhoodle labadaas ayaan idinka dooneynaa,waxana idiin sheegayaa in…

  • Guddoomiyaha Barlamaanka DFS oo la kulmay Xildhibaanadi Barlamaankii 9-aad (Sawiro)

    Guddoomiyaha Barlamaanka DFS oo la kulmay Xildhibaanadi Barlamaankii 9-aad (Sawiro)

    Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa afur u sameeyay qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaankii 8-aad iyo 9-aad. Ujeedka kulanka ayaa ahaa mid uu guddoomiyaha kaga mahad celinaayay xildhibaanada howlihii wanaagsanaa oo ay dalka ka soo qabtay iyo iney hada wada shaqeyn dhex marto. Xildhibaanada ayaa guddoomiyaha la…

  • RW khayre oo ka hadlay Qorshaha dhismaha Ciidanka Qaranka (dhegayso)

    RW khayre oo ka hadlay Qorshaha dhismaha Ciidanka Qaranka (dhegayso)

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Sanadkii la soo dhaafay dowladda Soomaaliya hadafka ugu weyn ee horyaallay uu yahay dib u dhiska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay Kheyre in marwalba ay diyaar u yihiin in ay bixiyaan xaquuqda Ciidamada si ay ugu guuleystaan sugida Amniga dalka dalka Guud ahaan.…

  • Madaxweyne Camey: “Maanta waxaan u nimid calaf iyo ciidan” (daawo)

    Madaxweyne Camey: “Maanta waxaan u nimid calaf iyo ciidan” (daawo)

    Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland, Inj. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey, ayaa shalay gaaray magaaladda Buuhoodle, xarunta Gobalka Cayn. Wafdiga Camey oo si heer sare ah loogu soodhaweyaay Buuhoodle ayaa waxaa jidadka tubnaa kumannaan shacab ah oo reer Buuhoodle, una muujiyey jaceyl iyo xushmad. Madasha kulanka oo ay khudbad ka jeediyeen…

  • Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Kaga bogo wixii caawa warar ugu waaweynaa, dal iyo dibad! http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b106074010100dcd21dc2df/C_D_Khadar_Buuhoodle_31_May_2018.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya C/xakiin xuseen xasan, xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b102ba60a010062649eeadb/Warka+Caawa+Garoowe+By+Cabdi+Xakiin+31+May+2018.mp3

  • RW khayre oo kormeeray Xeerada Ciidanka DANAB ee Balli doogle (Sawiro)

    RW khayre oo kormeeray Xeerada Ciidanka DANAB ee Balli doogle (Sawiro)

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo ay weheliyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Saraakiisha ciidanka ayaa booqday Xarunta tababorka Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan ciidamadda sida gaarka ah u tababaran ee (DANAB) oo fadhigoodu yahay deegaanka Balli-doogle. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa ugu horeyn waxa uu Warbixino ka dhageystay Saraakiisha…

  • Banaanbax kadhan ah Maamulka Somaliland oo kadhacay Boosaaso (dhegayso/Sawiro)

    Banaanbax kadhan ah Maamulka Somaliland oo kadhacay Boosaaso (dhegayso/Sawiro)

    Qaar kamid ah shacabka kaso jeeda gobalka sool ee kunool magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa maanta sameyaay banaanbax ay kaga so horjeedan Maamulka Somaliland iyo dhibaatada uu ku hayo shacabka gobalka sool. Dadweynahan ayaa isugu soo baxay fagaarayaasha waaweyn ee Magaaladda Bosaaso iyago ku dhawaqayaay erayo kadhan ah maamulka Somaliland http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b101dfc050100ac4af7f179/Baaq+Nabadeed.mp3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com