Author: Lakiman

1 1,116 1,117 1,118 1,119 1,120 1,486 13416 / 17823 POSTS
Musharrax Jebiye oo degmada Carmo si diirran loogu soo dhoweeyey

Musharrax Jebiye oo degmada Carmo si diirran loogu soo dhoweeyey

Musharraxa xilka Madaxwaynaha Puntland ee sannadka 2019 Injineer Maxamuud Khaliif Xasan Jebiye iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa si diirran ma [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Finland.(Daawo)

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Finland.(Daawo)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo da [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dalji [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)

Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, kuna sugan xarunta Daljir Garoowe. Dhegays [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha  ee radio Daljir iyo wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir  ee Bosaaso kasoo jeedinaya [...]
Guuxa maanka dadweynaha makrafoonka Daljir & C.xakiin jookar (dhegayso/daawo)

Guuxa maanka dadweynaha makrafoonka Daljir & C.xakiin jookar (dhegayso/daawo)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Bosaaso, waxaana inoo haya Cabdixakii [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xar [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac [...]
Musharrax Jebiye oo salaan ugu tegay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan

Musharrax Jebiye oo salaan ugu tegay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan

Musharrax Maxamuud Khaliif Xasan Injineer Jebiye ayaa Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ku booqday hoyga uu ka deggen yahay magaalada Badhan ee xaru [...]
Duqa Cusub ee Gaalkacyo oo Waraysigiisi ugu horeyeey siyeey Radio daljir  (dhegayso)

Duqa Cusub ee Gaalkacyo oo Waraysigiisi ugu horeyeey siyeey Radio daljir (dhegayso)

Yaasin cabdisamad Duqa kumeel gaarka ah ee magaaladda gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug oo madaxweyne gaas u magacaabay maanta xilkaas ayaa waraysigi [...]
1 1,116 1,117 1,118 1,119 1,120 1,486 13416 / 17823 POSTS