Author: JD

1 290 291 292 293 294 344 3504 / 4122 POSTS
Warka Fiidnimo ee Radio Daljir

Warka Fiidnimo ee Radio Daljir

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada mar kale iyo Warka Fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana caawa soojeedinaya wariye Khadar. Hoos ka dhegayso http: [...]
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Booqday Baraawe

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Booqday Baraawe

Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya oo ay weheliyaan Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose, iyo Danjir [...]
Wasiirka Amniga Qaranka oo Baaq u Diray Dhallinta Al-Shabaab Marin-habaabisay

Wasiirka Amniga Qaranka oo Baaq u Diray Dhallinta Al-Shabaab Marin-habaabisay

Wasiirka Amniga Qaranka oo kormeeray qaar kamid ah saldhigyada Degmooyinka Gobolka Banaadir isaga oo ugu baaqay dhalinyarada ay marin habaabiyeen Alsh [...]
Qoraalka Buurta, Xafiiska Wacyigelinta: Madaxweynaha Puntland oo ku Dhawaaqay Guluf Dagaaleed

Qoraalka Buurta, Xafiiska Wacyigelinta: Madaxweynaha Puntland oo ku Dhawaaqay Guluf Dagaaleed

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09 June 2017 shir Jaraa’iid oo uu ku qabtay qasriga Madaxtooyada Garoowe wa [...]
Warbixin Tartan & Tacliin: Shiikh Axmed Garaar, Waaciya Sare fkf Al-Waaxa Secondary, Garoowe

Warbixin Tartan & Tacliin: Shiikh Axmed Garaar, Waaciya Sare fkf Al-Waaxa Secondary, Garoowe

Barnaamijka Tartan & Tacliin (T+T) oo sannad kasta bisha Ramadaan ka baaha Radio Daljir, galayna sannadkii sagaalaad, waxaa sannadkan mar kale idi [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku su [...]
Camay: Aaway Maxaabiistii Al-Shabaabka ee aan Federaalka iyo Hay’adda Elman ku Wareejinay?

Camay: Aaway Maxaabiistii Al-Shabaabka ee aan Federaalka iyo Hay’adda Elman ku Wareejinay?

MKX Camay, Puntland: Maxaabiistii Al-Shabaab ee aan shalay Federaalka iyo hay'adda Elman ku wareejinay oo qaarna la la'yahay qaarna Puntland dib u soo [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soo j [...]
Waraysi Jeneral Carays: Maxaa Keenay Khasaaraha Af Urur ee Intaas Le’eg?

Waraysi Jeneral Carays: Maxaa Keenay Khasaaraha Af Urur ee Intaas Le’eg?

Dadka Puntland ayaa is weydiinaya su'aal ah "maxaa keeni kara in ciidan intaa le'eg oo furin dagaal ku sugan uu khasaare intaas le'eg soo gaaro saacad [...]
Warbixin Khasaaraha Dagaalka Af Urur: Maxaa Dhacay, Sidee se Wax u Dheceen?

Warbixin Khasaaraha Dagaalka Af Urur: Maxaa Dhacay, Sidee se Wax u Dheceen?

Warbixinta waxaa noo haya Xasan Heykal, Daljir Bossaso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59399f2b03010000466bc97e/Warbixinta+khasaari [...]
Warka Fiidnimo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo waxaana caawa inoo daadihinya cXakiin Xuseen Xasan, kana soojeedinaya istuudiyaha Daljir Garoowe. [...]
War Saxaafadeed Puntland: Dagaalka Af Urur

War Saxaafadeed Puntland: Dagaalka Af Urur

Hoos ka akhriso war murtiyeedka Golaha Wasiirada Puntland Bogga 1aad Bogga 2aad [...]
1 290 291 292 293 294 344 3504 / 4122 POSTS