Camay: Aaway Maxaabiistii Al-Shabaabka ee aan Federaalka iyo Hay’adda Elman ku Wareejinay?

MKX Camay, Puntland: Maxaabiistii Al-Shabaab ee aan shalay Federaalka iyo hay’adda Elman ku wareejinay oo qaarna la la’yahay qaarna Puntland dib u soo weerareen!

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

22 responses to “Camay: Aaway Maxaabiistii Al-Shabaabka ee aan Federaalka iyo Hay’adda Elman ku Wareejinay?”

  1. War inta Mr safraaye iyo camay joogan hogaan xumo iyo fashil dadku ka biximaayo waa labo nacas xataa halwasiir oo wax gal ah xukumad maleh waa guruubki ugu xumaa ee abid hogamiya dhul udug .

  2. Talis galgala haduu gaas imagacabo 24saaac shabab iyo dacish iyo wasaq oo dhan waa ku soo afjri lhaa mxaytahay cidan saan dhaqn celin lugu somaynbaa cidan lugi darayaa wxas waa masuliyad xumo …

  3. Waa wax lala yaabo shalay waxa kadhacay AF,urur

  4. Kuwaan aragooda yaa igaqarsha oo toogtah

  5. Ilahayoow wiilasheena dhiigeena cadowga naga ilaasha oo noo diida cadowga ilaahow intii dhimatay unaxariiso inta noolnah caafi inta nadifaacaysanah noo xifdi

  6. Cadawga majerteen haskaa farxo
    Maanta waxan idiin sheegin majeerteen
    Waa afar molyaan 4000000 unoqon
    Maayo 10 nin waxbaa runtuu waatas

  7. Cabdirahmaan farah
    Kama hadlayno amisoon
    Kugsiga iyo dilka ay xamar kagaystaan
    Ee waxa laga hadlaya hawlo
    Aan adiga meeli kaaga banaanayn
    Ee ku ekaw xamar iyo waxa kajira

  8. Dagnaanta, habacsanaan iyo aqoon xumada maamul ee hogaamiyeyaasha #Puntland ayay caddayn u tahay. In waxaas oo dhanmmi dhacaan, qadarta alle ka sokow. Goorma ayay shacabka Puntland heeryada iyo habisada iska tuurayaan oo LA xisaabtamayan Hoggaankooda.

  9. runtiiiii layaaab malahan dowlda ayaaa howsheeed gabtay waaan arin iska caaadi ah Dowldda ayaa maanty dooorkeeeda Ka baxday aan waxba u hayn umaddda warerrr maaahane runtiiiiïi waaa sidas howshu maanty Dadkiiiiii Shabaabka ahaa ayaaa dowllldaiiiiba ka buuuxa siddda ciiiidanka Shabab oo hadana laga dhigay Ciiiidan dowleded Alllah ayaa umadaan u maqan runyiiiiiiii

  10. Abdiwali Cilmi maxamed

    runtiiiiii maxaabiiiista waaa in meel la saaro runtiiii eee een hal mar dalka lagu fasaxin runtiiii dhibta waxaa keenay siddda Qaraxyada waa ayaga ooo hal mar dalka lagu fasaxyo runtiiiii marka waxaan dowldda leeyahay Maxaaabiiista waa inaaad Qorshe usamaysaan Cad oo loooga war hayo….

  11. Cala calaka jojiya wax iska celiya

  12. Dowlada dhaxe waxa laga sugaye iyo waxa ee ku dhaqmeso maamul gobaledyada waxa laga rabay inee caawiso lkn maxa waaye hagar daamadan la shegaayo

  13. war meeshaan dowlad Kama jirto nin walba dantiisa gaar ahaaneed ayuu wataa inta dhimatayna alle ha u naxariisro inta dhaawacana alle ha caafiyo

  14. waa dhacdo lama filaan ah oo weliba fool xun allow amuurahaaga noo sahal xildhibaano ayaaba ciidan alshabaab ah keensaday nasiibdaro iyo weliba ragkale sheekada ciidanka puntland ka dhacday waa (odayow wedkale malihida warankaagu kugu noqoy)

  15. Putland dad caadi ah maahan waayo dad xabsi Ku jira se ayay weerar kaga mid noqon karaa iska hadalkaa ayu siyaasad moodaa Camay waa nin waalan

  16. Putland wxn orankaraa hogaankii bey ka haboowdey xag siyaasadeed iyo xag ciidanba hadey sidaan sii ahaatana wacde waalooyaabaa

  17. Lamayaqaan

    waa yaabe see u dhacday tank?

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com