Author: Axmed Deeq

1 47 48 49 50 51 144 588 / 1726 POSTS
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay in 100 aqoonyahan Soomaaliyeed la siinayo deeq waxbarasho oo heerka PHD ah

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay in 100 aqoonyahan Soomaaliyeed la siinayo deeq waxbarasho oo heerka PHD ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qeyb galay Munaasabadda Qalin-jabinta Aqoonyahannada Soomaaliy [...]
Hoggaamiyaha Burkina Faso oo sheegay inuu dhacay afgambi dhicisoobay

Hoggaamiyaha Burkina Faso oo sheegay inuu dhacay afgambi dhicisoobay

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee dalka Burkina Faso, Kabtan Ibrahim Traoré, ayaa ku dhawaaqay inuu u ahaa bartilmaameedka isku daygii afgambi ee todo [...]
Galmudug oo war kasoo saartay shaqaalle lagu afduubtay Caabudwaaq

Galmudug oo war kasoo saartay shaqaalle lagu afduubtay Caabudwaaq

Maamulka Galmudug ayaa war kasoo saartay shaqaalle ka tirsanaa Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo lagu afduubtay magaalada Caabudwaaq. Shaqaal [...]
Shirka Istaraatijiyadda Warbaahinta oo ka socda Istanbul

Shirka Istaraatijiyadda Warbaahinta oo ka socda Istanbul

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama, ayaa maanta magaalada Istanbul kaga qeybg [...]
William Ruto oo shaqo-joojin ku sameeyay afar ka mid ah guddiga doorashada Kenya iyo Raila Odinga oo ka horyimid

William Ruto oo shaqo-joojin ku sameeyay afar ka mid ah guddiga doorashada Kenya iyo Raila Odinga oo ka horyimid

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa shaqada ka joojiyay afar ka mid ah guddiga doorashada oo diiday in ay taageeraan guushii uu ka gaaray doorashadii [...]
Dowladda Canada oo Soomaaliya ugu deeqday dhaqaalle gaadhaya $26 milyan oo dollar

Dowladda Canada oo Soomaaliya ugu deeqday dhaqaalle gaadhaya $26 milyan oo dollar

Geeska Afrika waxa ka jira abaartii ugu xumayd in ka badan 4tii sano ee la soo dhaafay, Canada waxa ay aad uga walaacsan tahay saamaynta abaartu ku ye [...]
Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Khasaaro isugu jira dhimasho dhaawac ayaa ka dhashay dagaal xoogan oo Maanta degaanka Huurweyne oo qiyaastii 2km u jira degaanka Nuurdugle oo katirsan [...]
faah faahin laga helayo dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

faah faahin laga helayo dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa Xaafad katirsan degmada Deeyniile ee Gobolkan Banaadir waxaa ay kudileen Madixii Samafalka Barakacayaasha ee degmada Dayniile Alle [...]
Howlgalka ATMIS oo war kasoo saaray Wiilka Dhalinayarada ah ee gaariga kudileen

Howlgalka ATMIS oo war kasoo saaray Wiilka Dhalinayarada ah ee gaariga kudileen

Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ah oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa shalay Wiil Dhalinyaro ahaa [...]
Wararkii ugu dambeeyay dagaal weli ka socda degaan katirsan Shabeellaha Dhexe

Wararkii ugu dambeeyay dagaal weli ka socda degaan katirsan Shabeellaha Dhexe

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal socda in ka badan Shan saacadood oo ka dhacay degaanka Huurwayne oo u dhow degaanka Nuurdugle eeGobo [...]
Mareykanka oo Turkiga u diray digniin adag oo la xiriirta howlgallada militari ee Suuriya

Mareykanka oo Turkiga u diray digniin adag oo la xiriirta howlgallada militari ee Suuriya

Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa Arbacadii u sheegay dhiggiisa Turkiga inay si weyn uga soo horjeedaan howlgallada cusub ee ciidamada Tu [...]
1 47 48 49 50 51 144 588 / 1726 POSTS