Author: Axmed Deeq

1 106 107 108 109 110 144 1296 / 1726 POSTS
Tirada dadka ku barakacay abaarta geeska Afrika oo la shaaciyay

Tirada dadka ku barakacay abaarta geeska Afrika oo la shaaciyay

Guud ahaan Geeska Afrika, laga soo bilaabo waqooyiga Kenya ilaa bariga Itoobiya iyo inta badan Soomaaliya, abaaro ba’an ayaa ka dilaacay, kuwaasoo sab [...]
Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Burco

Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Burco

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil Gaari oo geystay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaaw [...]
Dowladda Kenya oo shaacisay xilliga ay Soomaaliya u soo dhoofin doonta Khaadka

Dowladda Kenya oo shaacisay xilliga ay Soomaaliya u soo dhoofin doonta Khaadka

Xoghayaha Wasaaradda Beeraha dalka Peter Munya ayaa shaaca ka qaaday in 5-ta bisha July ee soo socota uu dib u bilaabanayo dhoofinta Qaadka Kenya ee l [...]
Hoggaamiyaha qarsoodiga ah ee ururka Taliban ayaa booqashadiisii ugu horraysay ku tagay Kabul

Hoggaamiyaha qarsoodiga ah ee ururka Taliban ayaa booqashadiisii ugu horraysay ku tagay Kabul

Hoggaamiyaha qarsoodiga ah ee Ururka Taliban ayaa booqashadiisii ugu horraysay ku tagay magaalada Kabul ee caasimadda u ah waddanka Afghanistan, sida [...]
Xildhibaanada Labada Aqal Oo Maalintii Saddexaad Su’aalo Adag Weydiinaya Wasiir Beyle

Xildhibaanada Labada Aqal Oo Maalintii Saddexaad Su’aalo Adag Weydiinaya Wasiir Beyle

Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii saddexaad kulan ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa, waxaana Ajendaha k [...]
Madaxweynaha Ruushka oo Hanjabaad u diray Dalalka Sweden,Finland iyo Gaashaanbuurta Nato.

Madaxweynaha Ruushka oo Hanjabaad u diray Dalalka Sweden,Finland iyo Gaashaanbuurta Nato.

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa ku eedeeyay NATO inay leedahay hammi boqortooyo, iyadoo xulafada reer galbeedka ay ballanqaadayaan inay kor [...]
Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo looga yeeray xarunta baarlamaanka

Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo looga yeeray xarunta baarlamaanka

Xafiiska Hanti-dhawrka guud ee maamulka Puntland ayaa saaka looga yeeray xarunta Baarlamanka si loola xisaabtamo. Xafiiska ayaa warbixin ku saabsan [...]
Maxaa looga hadlay Shirka khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada dowladda puntland

Maxaa looga hadlay Shirka khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada dowladda puntland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada maamulka Puntland. Shirka Gol [...]
Meydka wiil dhalinyaro ah oo laga helay xeebta muqdisho

Meydka wiil dhalinyaro ah oo laga helay xeebta muqdisho

Waxaa saaka xeebta Kawaan Bari ee degmada Kaaraan laga helay meydka Wiil dhalinyara ah, kaasoo bada ay soo tuftay. Wiilkan dhalinyarada ah oo lagu [...]
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa kormeeray qaybaha uu ka koobanyahay Isbitaalka weyn ee Degmada Dhoobley

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa kormeeray qaybaha uu ka koobanyahay Isbitaalka weyn ee Degmada Dhoobley

Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa kormeeray qaybaha uu ka koobanyahay isbitaalka weyn ee Degmada Dhoobley. Madaxweynaha [...]
Madaxweynaha Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha

Madaxweynaha Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha oo ay ka qeybgaleen madaxda Hay’adaha [...]
1 106 107 108 109 110 144 1296 / 1726 POSTS