Askarigii ku eedaysnaa inuu gabar ku dhaawacay Bosaso oo loo soo duuliyay Garoowe (sawiro)

HomeWararka

Askarigii ku eedaysnaa inuu gabar ku dhaawacay Bosaso oo loo soo duuliyay Garoowe (sawiro)

Askarigii ku eedaysnaa inuu gabadha ku dhaawacay magaalada Bosaso ayaa loo soo dhoofiyay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland, kadib markii lagu q

Xildhibaano iyo wasiiro tagay magaaladda Baladweyne (Sawiro)
MAANHADAL: Garsoorka iyo Caddaaladda Puntland (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Ibraahin, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Askarigii ku eedaysnaa inuu gabadha ku dhaawacay magaalada Bosaso ayaa loo soo dhoofiyay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland, kadib markii lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Ninkan ayaa lagu wadaa in lagu wareejiyo booliska Puntland, madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe oo ka hadlayay soo wareejinta eedaysanahan ayaa soo dhoweeyey howlgalka lagu soo qabtay isagoona madaxwaynaha amarkii uu bixiyay uu fududeeyey in lasoo qabto eedaysanaha.

“ Waxaan doonaya in aan bogaadiyo dadaalka iyo shaqo wanaaga ay la yimaadeen laamaheena amaanka gaar ahaan Ciidamada Booliska oo gacanta kusoo dhigay Eedaysanahan oo mudo ku dhuumalaysanayay Gobolka Jubada Hoose” ayuu yiri Madaxweynahu.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: