Askari Muqdisho Ku Dilay Mid Kamida Wadayaasha Gawaarida Xamuulka

Askari Muqdisho Ku Dilay Mid Kamida Wadayaasha Gawaarida Xamuulka

Askari ka tirsan ciidanka dowladda ayaa goor dhow magaalada Muqdisho ku dilay mid ka mid ah darawalada ka xeeya Gawaarida Xamuulka ah ee ka shaqeeya dekedda magaalada Muqdisho.

Dilka ayaa ka dhacay wadada hormarta Iskuulka 21-ka October ee Magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in ka hor dilka uu muran xoogan dhexmaray Askariga dilka geystay iyo Darawalka gaariga ,intaasi kadibna askari uu dhowr xabad ku dhuftay darawalka.

Askariga dilka geystay ayaa la sheegay in uu ka tirsanaa ciidanka qaadda Canshuuraha degmooyinka magaalada Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com