Ardayda Jaamacadda Bariga Africa Boosaaso oo U Fariistay Imtixaankii Sanad Jaamacadeedka (dhegayso)

HomeWararka

Ardayda Jaamacadda Bariga Africa Boosaaso oo U Fariistay Imtixaankii Sanad Jaamacadeedka (dhegayso)

Ardayda jaamacada Bariga afrika ayaa maanta ufariistay imtixaankii  Sanad  jaamacadeedka jaamacada Bariga Afrika  ee Magaalada Bosaaso iyo Garoowe. A

Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
RW Rooble oo soo dhaweeyay soo gudbinta liiska Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka Sare
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Ardayda jaamacada Bariga afrika ayaa maanta ufariistay imtixaankii  Sanad  jaamacadeedka jaamacada Bariga Afrika  ee Magaalada Bosaaso iyo Garoowe.

Ardayda Maanta ufariisatay imtixaanka jaamacada ayaa tiradooda waxa ay gaaraysay  2000 oo arday (Labo kun oo Arday) oo  ka kooban wiilal iyo gabdho.

Maxamed maxamuud ciise Muuse( Awoowe ) Waa Gudoomiye kuxigenka jaamacada Bariga Afrika   Wariye xasan heykal ayuu uga waramay imtixaankaasi ay Maanta ay ardayda ufaristeen .

DHEGAYSO

 

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: