Arday Kaalmaha hore ka galay iskuulka Shaafici Qardho oo abaalmarino la gudoonsiyay (dhegayso)

Arday Kaalmaha hore ka galay iskuulka Shaafici Qardho oo abaalmarino la gudoonsiyay (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka karkaar ,gaar ahaan iskuulka imaamu shaafici waxaa lagu qabtay munaasabad ardayda iskuulkas imtaxanaadka kaalmaha hore ka galay waxaa lagu gudoonsiyaay Abaalmarino.

wariye Maxamuud Fantastic ayaa qardho kaso diray warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com