Arday ka qalin jabisay Iskuulka Gambool & Masuuliyiin ka qayb gashay (Daawo)

Arday ka qalin jabisay Iskuulka Gambool & Masuuliyiin ka qayb gashay (Daawo)

Boqolaal Arday ayaa ka qalinjebiyey Dugsiga Sare ee Gambool oo kamid ah dugsiyada ugu waaweyn ee kajira Puntland, Madax kala duwan oo isugu jira kuwa hadda & madaxdii hore ee Puntland ayaa ka qaybgalay munaasibada.

Wariye Cabdiqani Fantastic ayaa Garoowe ka soo jeedinaya Warbixintan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com