Aqoonyahanada Puntland oo ka hadlay Khilaafka Mursal iyo Farmaajo (Daawo)

HomeWararka

Aqoonyahanada Puntland oo ka hadlay Khilaafka Mursal iyo Farmaajo (Daawo)

Mid kamid ah Aqoonyahanadda Puntland kuna sugan Garoowe ayaa ka hadlay Xaladda siyaasadeed ee uu dalka wajahayo iyo khilaafka Guddoomiyaha Barlamaanka

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u duulay dalka Turkiga
Soomaaliya oo taageero ka codsatay Caalamka

Mid kamid ah Aqoonyahanadda Puntland kuna sugan Garoowe ayaa ka hadlay Xaladda siyaasadeed ee uu dalka wajahayo iyo khilaafka Guddoomiyaha Barlamaanka iyo Madaxweynaha Jamhuuradda somaaliya Mudane Farmaajo.

Wuxuu sheegay in dalka dhibaatooyin kala duwan uu soo maray isla markaana aysan wakhtigan suura gal ahayn shacabkana aysan ku faraxsanayn mooshin iyo wax lamid ah.

Aqoonyahan Siciid Sheekh Ayaa Wuxuu u waramay Wariye Axmed sheekh maxamed (Tallman)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: