Aqoonyahan Caalim oo soo dhaweyeey qodobadi ka soo baxay Shirki Wadatashiga Puntland (dhegayso)

Aqoonyahan Caalim oo soo dhaweyeey qodobadi ka soo baxay Shirki Wadatashiga Puntland (dhegayso)

Aqoonyahan Maxamed Caalim oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka hadlay shirki Wadatashiga ee ku soo dhamaaday magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Caalim ayaa sheegay in shirka qodobada ka soo baxay ay ahayeen kuwo dhaxal gal ah Dowladda Federaalka ahna loga bahanayhay inay saxdo waxaa dhinaceeda ka qaldan.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com